Skip to content

Primary Menu
  • Home
  • Wararka Maanta
  • Calaamka
  • Dhacdooyinka
  • Wareeysiyo gaar ah
  • About
  • Contacts us
Video
  • Home
  • Wararka Maanta
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya shir maanta ka furmaya dalka Ciraaq + Sawiro
  • Wararka Maanta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya shir maanta ka furmaya dalka Ciraaq + Sawiro

daashsomalitv@gmail.com May 17, 2025
Xasan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta.

Shirka oo maanta furmaya ayaa looga hadli doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara loogu helo xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka jira n qaybo badan oo ka tirsan mandiqadda, iyada oo Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu uu dhankiisa soo bandhigi doono halganka ka dhanka ah Khawaarijta ee ay Dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed ku jiraan.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulamo Duceedyo la qaadan doona Madaxda ka qayb galaysa Shirka Jaamacadda Carabta.

Continue Reading

Previous: Wafdi ka socda DFS oo shir uga qayb galay dalka Ruushka
Next: Dawladaha Soomaaliya iyo Ciraaq oo Heshiis kala saxiixday

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Stories

xamse-cabdi-barre-1200x675-1-860x484
  • Wararka Maanta

RW Xamse oo magacaabay Agaasimeyaal guud

daashsomalitv@gmail.com October 11, 2025
FB_IMG_1760177506165
  • Wararka Maanta

Golaha shacabka oo ansixiyey gudidda xuquuqal insaanka Qaranka

daashsomalitv@gmail.com October 11, 2025
Duqayn
  • Wararka Maanta

Maraykanka oo duqayn culus ka fuliyay Buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari

daashsomalitv@gmail.com October 7, 2025

You may have missed

xamse-cabdi-barre-1200x675-1-860x484
  • Wararka Maanta

RW Xamse oo magacaabay Agaasimeyaal guud

daashsomalitv@gmail.com October 11, 2025
FB_IMG_1760177506165
  • Wararka Maanta

Golaha shacabka oo ansixiyey gudidda xuquuqal insaanka Qaranka

daashsomalitv@gmail.com October 11, 2025
Qaza
  • Calaamka

Dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas oo laba sano jirsaday

daashsomalitv@gmail.com October 7, 2025
Duqayn
  • Wararka Maanta

Maraykanka oo duqayn culus ka fuliyay Buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari

daashsomalitv@gmail.com October 7, 2025
  • Home
  • Wararka Maanta
  • Calaamka
  • Dhacdooyinka
  • Wareeysiyo gaar ah
  • About
  • Contacts us
  • Home
  • Wararka Maanta
  • Calaamka
  • Dhacdooyinka
  • Wareeysiyo gaar ah
  • About
  • Contacts us
Copyright © Abaal Teach. | MoreNews by AF themes.