
Madaxweynihii hore e Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu digniin u direy madaxda sare ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya ee la xiriirta cabashada Dadweynaha ee dhanka dhulalka.
Madaxweyne hore Shariif wuxuu uga digay Madaxda sare inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada muujinaya xili shalay Degmada Dayniile lagu dilay wiil dhalinyaro ah ku banaan baxayay Dowlada oo ka mid ahaa shacab kana cabanayay arimaha Dhulka.