
Waxaa xalay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta uu Hogaamiyo sheekh shariif , Xildhibaanada samatabixinta, Haweenka, aqoonyahanno , qurbo joogto, ururada bulshada, dhalinyarada, ganacsatada iyo dhibanayaasha shacabka la barakiciyey .
Kulankan, ayaa war-murtiyeed laga soo saaray ayaa looga hadlay arrimo dhoor ah ay kamid yihiin, jabinta dastuurka dalka, daaha doorshooyinka dowlad goboleedka iyo barakicinta dadka Muqdisho.
Halkan ka akhriso war-murtiyeedka