
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay Ganaax lacageed ku xukuntay Ganacsade Nuuradiin Ibraahim Mubaarak oo jabiyay Canshuurta gadidda.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa markale digniin adag loogu diray ganacsatada isku daya in ay baalmaraan xeerarka Canshuur bixinta.