
Warar dheeraad ah aya ka soo baxaya dagaal xoogan oo u dhaxeeya Beelo walaalo ah oo wada daga aya ka socda gobolka Mudug.
Sida wararka sheegayaan dagaalka aya waxaa uu u dhaxeeya Leelkase iyo Sacad kuwaas oo wada daga G.Mudug,gaar ahan dhinacyada Galmudug iyo Puntland.
Dagaalka ayaa si gaar ah uga socdo aagga deegaanka Jiicboor, iyada oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.
Dagaalka Beelahaan aya markale bilowday saakay iyadoo leyku adeegsanaayo Hubka Nuuciisa Culus.
Beelahaan walaaloha ah Dagaalka u dhaxeeya aya ka dhashay ka dib markii ay isku qabteen Dhul taasoo keentay in xiisadu ay sii cuslaato.
Dhorkii maalmood ee lasoo dhaafay aya waxaa sii xoogeysanayay Dagaal beeleedyada ka soconaayo Dalka kasii oo ka jira meelo badan oo dalka.
WIXII WARAR AH EE DHEERAAD AH DAASHSOMALITV ISHA KU HAAYA