Ergayga madaxa bannaan ee dhiiri gelinta iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo xuriyadaha aasaasiga ah ee Qaramada Midoobay,...
Wararka Maanta
Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Aboorey oo hoos taga degmada...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya e Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb...
Madaxweynaha Puntland,Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku wajahan magaalada Nairobi eecaasimadda dalka Kenya, Madaxweyne Deni ayaa shir deg...
Waxa xalay Koox hubeysan ay xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar ku dileen Agaasimaha Waaxda Arimaha Diinta ee...
Madaafiic ayaa waaberigii hore ee saaka lagu weeraray xarunta taliska ciidamada AUSSOM ee Xalane iyo agagaarka garoonka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday...
Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ay...
Dowladda Jabuuti ayaa bilawday xariga iyo masaafurinta muwaadiniinta Yemen iyo kuwa Soomaalida iyo dadka kale ee u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, isagoo si gaar...