Madaxweyne hore Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh waxana uu ku baaqay inay muhiim yahay ka qeyb galka Jubbaland iyo Puntland ee gogoshaas