
Raโiisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow soo saaray wareegto uu isku shaandheyn iyo xilka qaadis ugu sameeyay qaar kamid ah golihiisa wasiirada.Saddex wasiir ayaa la isku beddelay, iyada oo loo kala wareejiyay wasaaradaha ay kala joogeen, halka labo wasiir oo kalena xilka laga qaaday.
Sidoo kale waxaa Golaha lagu soo daray wasiir ku xigeenno cusub oo qaarkood xildhibaanno ah, iyada oo kuwii horay u hayay xilalkaas la eryay.
Hoos ka akhriso liiska oo dhammeystiran:-
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah:
Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ด๐ฎ
Cabdiqaadir Maxamed Nuur โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ธ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ
Maxamed Faarax Nuux โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐๐น๐ถ๐๐๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ
Maxamed Cabdiqaadir Cali โ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ
Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
Sahuur Xaaji Culusow Xasan โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha
Sulub Axmed Firin โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha
Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Aamina Xuseen Cali โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada
Xuseen Cali Xaaji โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada
Fartuun Cabdiqaadir Faarax โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Maxamed Aadan Maxamed (Baydhabo Janaay) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha
Maxamed Xuseen Abuukar (Gaaraxo) โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta
Dahabo Suusow Muunye โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
Cismaan Axmed Macow โ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka