
Dowlada federaalka Soomaaliya aya wada howlgal balaaran oo ka dhan ah al shababab kaas oo ka socda Shabeelaha dhexe.
howlgalka oo ah cirka iyo dhulka aya daaran sidii alshabaab loogaga saari lahaa shabeelada dhexe iyo hirshabeele intuba.
wararkii ugu danbeeyay ee naga soo garayo gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada ay wadaan dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah kooxda argagixiso kaasi oo ka socda banaanka ceelbaraf.
Sidoo kale waxaa socda duqeymo ay geeysanayaan ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah.
Duqeeymahaasi aya ku dhacayay banaanka daaru nicma iyadoo ay dayuuradaha dagaalka ay ila hada ay garaacayaan deegeenka daaru nicma.
Dowlada Soomaaliya ee hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheek aya wada guluf dagaal oo dalka lagaga xureeynaayo Alshabaab,howlgalkaasi ayaana hada xoogiisa ka socda shabeelaha dhexe,iyaoo ay gobolkaasi ay jogaan maasuuliyiinta ugu sareeysa ciidanka Soomaaliya.
Howlgaadaan iyo duqeeymahan ayaa imanaya iyadoo xalay duqeymihii ugu culusaa lagu garaacay degaanka daari nicma ururka alshabaab ee degaanka daari nicma ku sugnaa