
Wararka uu helaayo Daash Soomaali Tv aya sheegaya in uu Raiisul Wasaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare uu ku wajahan yahay Deegaanka Raaskambooni ee Gobolka Jubada Hoose ee Dowlad Goboleedka Jubaland.
Mudane Xamse aya la sheegay in uu safarkiisa Raaskanbooni uu ku wehlin doono Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya,waxaana saacadaha Soo aadan la sheegaya in ay halkaasi gaari doonaan.
Safarkaan aya daaran in uu Raiisul Wasaraha soo indha indheeyo Ciidanka Xooga Dalka ee Deegaankaaasiiiiiiiiu sugan,sidoo kale waxaa socda qorshaha lagu abaalmarin lahaa Ciidanka maamulka Jubaland ee isu dhiibay Dowlada Soomaaliya.
Xamse ayaa la sheegay in uu dalacsiindoona Ciidanakaasi sido kalena dowlada ay diiwan u sameeyn doonto,si ay u fuliso balan qaadkii hore ee ay horay dowlada ugu balan qaaday Ciidamda isasoo dhiibaayo.
Jubaland waxaa ka jirtaa xiisad aad u xoogan oo u dhaxeeysa Dowlada iyo Maamulka iyadoo ay jiraan in ciidamo badan ay soo dhoobtay deegaankaasi meelo u dhaw.